All MicroEvals
Somali music generation
Create MicroEval
Header image for Somali music generation

Somali music generation

Creating a song from somali lyrics of my own

Prompt

You are senior pro producer, singer and creator, create "wadaacan" song based on the following details and lyrics. contemporary Somali pop ballad, polished modern Horn of Africa production, emotional female lead vocalist, warm electric guitar arpeggios, grooving bass, traditional Somali rhythm, 83 bpm. Title : Wadaacan Lyrics Walaalkeen dugsiiiyow! Wehhel iyo daryeeelow, Waabbari iiffaaaayow! Walaalkeen dugsiiiyow! Wehel iyo daryeeelow, Waabbari iffaayow! Wadnayaal isweheshada, Hadduu kala wado nasiib, Markale waayyahaa kulmiyee, Wadaacan Walaal samow! Wadnayaal isweheshada, Hadduu kala wado nasiib, Markale waayyahaa kulmiyee, Wadaacan Walaal samow! [Chorus] Walaalkeen dugsiiiyow! Wehell iyo daryeeelow, Waabbari iftiiimoow! Ducaaan kuu wehelinoo, Maccaaa wayne hajiroo, Waxyeeelada kaa xijaab! (Kaa xijaaaab!) Ag-joogaagii wacnaaa, Si' wayn innagoo ujecel, Haddana wadar ku dirnoo, Duccaaan kuu wehelinee... Ag-joogaagii wacnaaa, Si' wayn innagoo ujecel, Haddana wadar ku dirnoo, Duccaaan kuu wehelinee... Walaal axmmad shooliyow! (Shoooliyow) Intaad waddankale jirtaa, Xasuustaan weheshaniyee, Wacnaan soo noqo markale ! (Markle) Walaal axmmad shooliyow! (Shoooliyow) Intaad waddankale jirtaa, Xasuustaan weheshaniyee, Wacnaan soo noqo markale ! (Markle) (Wacnaan iigu soooo noqo) (Markale )...(markale) (markale)

Drag to resize
Drag to resize
Drag to resize