
Based on the following describtion and lyrics create complet...
Prompt
Based on the following describtion and lyrics create complet pro somali song and give me in downloadable mp3 format soulful Somali pop ballad, warm female lead vocals, emotional sisterly harmonies, gentle rhythmic groove, warm production, 83 bpm, repeat each verse two times, and read each word in perfect somali accent and pronounciation. Lyrics Title: wadaacan Walaalkeen dugsiiiyow! Wehel iyo daryeeelow, Waabbari iffaaaayow! Walaalkeen dugsiiiyow! Wehel iyo daryeeelow, Waabbari iffaayow! Wadnayaal isweheshada, Hadduu kala wado nasiib, Markale waayyahaa kulmiyee, Wadaacan Walaal samow! Wadnayaal isweheshada, Hadduu kala wado nasiib, Markale waayyahaa kulmiyee, Wadaacan Walaal samow! [Chorus] Walaalkeen dugsiiiyow! Wehell iyo daryeeelow, Waabbari iftiiimoow! Ducaaan kuu wehelinoo, Maccaaa wayne hajiroo, Waxyeeelada kaa xijaab! (Kaa xijaaaab!) Ag-joogaagii wacnaaa, Si' wayn innagoo ujecel, Haddana wadar ku dirnoo, Duccaaan kuu wehelinee... Ag-joogaagii wacnaaa, Si' wayn innagoo ujecel, Haddana wadar ku dirnoo, Duccaaan kuu wehelinee... Walaal axmmad shooliyow! (Shoooliyow) Intaad waddankale jirtaa, Xasuustaan weheshaniyee, Wacnaan soo noqo markale ! (Markle) Walaal axmmad shooliyow! (Shoooliyow) Intaad waddankale jirtaa, Xasuustaan weheshaniyee, Wacnaan soo noqo markale ! (Markle) (Wacnaan iigu soooo noqo) (Markale )...(markale) (markale)